balaqoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg balaqow.

balaqow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Wax balaq ah noqosho (hilib).