balaqsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg balaqso. ld balaqso, balaqsi.

balaqso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Carrabka wax ku cabbid (eyga iwm).

balaqsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld balaqsasho.