balaslayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg balaslee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

balaslee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Si aan degganeyn u socosho (haween).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur