baldhoole

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Caws dhaadheer, caleemo adag leh oo xooluhu daaqaan raradana laga sameysto oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.