ballanbaajinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ballanbaaji. ld ballanbaajis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ballanbaajiQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Cid, ballan ay dhigtay ka maqnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ballanbaajisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld baallanbaajin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0