ballanfuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ballanfur². ld ballanfur¹, ballabfuryo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ballanfurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ka bixidda ballan horey loo dhigtay. ld ballanfurid.Ballan horey loo dhigtay ka bixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0