ballangalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld ballanqaad¹.ld ballanqaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ballanqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:1. Caddeynta cidi bixiso ee ay ku shaqeyso in ay ballan meel marineyso. 2. Warqad rasmi ah oo cidi ku caddeynayso gudidda qiimaha waxa la soo dalbaday. ld ballangaal¹.Wax lagu heshiiyay ama lays faray ballanteeda qaadid. ld ballangal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0