ballanqaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ballanqaad². ld ballangelid, ballanqaadis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ballanqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:1. Caddeynta cidi bixiso ee ay ku shaqeyso in ay ballan meel marineyso. 2. Warqad rasmi ah oo cidi ku caddeynayso gudidda qiimaha waxa la soo dalbaday. ld ballangaal¹.Wax lagu heshiiyay ama lays faray ballanteeda qaadid. ld ballangal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ballangelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:ld ballanqaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ballanqaadisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld ballanqaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0