baloolley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gabar yar oo markaas timihii loo reebay oo aan weli inan noqon. 2. Hal igar ah oo mar oggolato in caanaha laga liso marna diiddo.