balqan-keene
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (daawo) Dawo badinaysa sii deynta calyada ee neefmareennada taaso sahleysa qufaca. Waxaana lagu daraa dawooyinka qufaca; waxayna ka falgashaa kordhinta sii deynta dhuumaha neefta, wayna jilcisaa xaakada.

