balqanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xab jiidma oo laabta ka soo go'a oo afka ka yimaada marka la cadayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0