balqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg balqo.

balqo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-qaday, -qatay)

Macnaha:

  1. Hoore weel ka buuxa in yar ka daadasho.