balqin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg balqi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

balqi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Hoore weel ka buuxa in yar ka daadin. 2. Is b.: wax suuxsan iska dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur