bambiiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Shey jilicsan, ramal ka sameysan oo midabbo iyo tooxyo kala duwan leh oo biyaha celiya. 2. Xarko dhudhuuban oo lacagta lagu rito oo ramal ka samaysan. 3. B. ah: kabo ramal ah oo roobka laga gashado. ld ambiiro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ambiiro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bambiiro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur