banaanadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg banaanadi. ld banaanadis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

banaanadi

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1.(f.g) Qof nafley kale legdid. Tus. “Cali baa Xasan dibir ku banaanadiyey”. 2. (f.mg) Leegleegsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

banaanadis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld banaanadin..
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur