banbaano

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld bambaano.

bambaano

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Nooc hubka ka mid ah, qaabab kala duwan leh oo wax lagu qarxiyo marka la tuuro. ld bambo, banaano, bombo, bumbo.