bandoo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bandow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bandow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Amar dowladeed oo ku xukumayo dad magaalo deggan inaanay isu socon waqti go'an nabadgalyo awgeed. ld bandoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur