danfariisiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xoolo meel aan xero ahayn lagu bariisiyey. ld banfariisi¹.Xoolo meel aan xero ahayn ku baryid. ld banfariisi².