banji-bidooh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-hyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu cayaaro dhinac labo dhibcood ku leh, dhinaca kalena ku leh shan dhibcood. ld dooh-bibanji.

dooh-bibanji

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac laba dhibcood ku leh, dhinacna shan. ld banji-bidooh, biish-bidooh, dooh-bibbiish.