bankadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-yo, m.l/dh)Macnaha:Nooc marwaxadaha gacanta lagu socodisiiyo ka mid ah oo tumaaluhu dabka ku huriyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0