bankarroorsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg bankarroorsan. ld bankarroorsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bankarroorsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax bankarroor ku dhacay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bankarroorsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld bankarroorsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur