bannaan-fatah

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (jool.) Dhul siman oo webi saaran oo ka samaysmay tuullimaadyada xaabka webigu uu sido.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur