banood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg banoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

banoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Candho neef markaa dhalay nadaafaddarro awgeed caalirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur