baqaalad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld baqaal.

baqaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Doonyaha safarrada dhaadheer gala tan ugu weyn oo qaadi karta kun jawaan iyo ka badan. ld baqaalad, baqlad.