baqabbeenle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Baqe xeeldagaal ah oo cadow lagu dago. ld baqabbeenlayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baqabbeenlayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. baqabbeenlee. ld baqabeen, baqabeenle, baqabbeeno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur