baqacararQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Orod dheer oo ay nafleydu sameeyso baqdin awgeed. ld baqacararid.Cararid baqdin awgeed.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baqacararidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baqacarar². ld baqacarar¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0