baqaye

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. ld baqalye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baqalye

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Jaad ka mid ah haadda hilibcunka ah oo galleyrka u eg, lehna midab ciira ah lugahana u cas. ld baqalyo, baqaye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur