baqshiishid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baqshiish².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baqshiish

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hanti yar oo qof adeegay farxin ahaan loo siiyo.
  2. Qof adeegay, farxin ahaan hanti yar siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur