baqti-afuufidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg baqti-afuuf². ld bakhti-afuufid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baqti-afuufQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Diqsi waaweynoo aan laga waayin meesha baqti yaal. 2. B. ah: qof wax aan qiimo lahayn bunbuuniya. ld bakhti-afuuf¹.1. Wax aan qiimo lahaayn buunbuunin. 2. Nafley aad u liidata taakulo dheerad ah siin si ay u noolato. ld bakhti-afuuf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
bakhti-afuufidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld baqti-afuufid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0