baqtijiidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baqtijiid². ld bakhtijiidid, bakhtijiidis, baqtijiidis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baqtijiid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof saqajaan ah oo aan waxba ka xishoon. ld bakhtijiid¹.
  2. Qof si dhaqanka iyo anshaxa ka baxsan u dilid. ld bakhtijiid².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bakhtijiidid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld baqtijiidid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bakhtijiidis

baqtijiidis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bakhtijiidis.