baqtiyaanasiib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. Ciyaar dadka ka qeyb gala intooda nasiibka leh wax ka helaan. ld bakhtiyaanasiib.

bakhtiyaanasiib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld baqtiyaanasiib.