baqtiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baqti². ld bakhtiyid.

baqti

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Nafley iyadoon la birayn nafbaxday. 2. Nafley nafbaxday oo quruntay. ld bakhti¹.
  2. Nafley, iyadoon la gawracin nafbixid. ld bakhti².

bakhtiyid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld baqtiyid.