baraaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-qyo, m.dh)Macnaha:Fadhi caajisnimo ku jirto oo in muddo ah si macnala'aan ah meel loo fadhiyo.