baraarujin-caafimaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Habab qanciya dadka si loogu dhiirraggeliyo in ay ku dhaqmaan hab nololeed wanaajinaya caafimaadka kana fogaadaan caadooyinka loo haysto in ay caafimaadka wax u dhimayaan cimri nololeedka soo gaabinaya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur