baraarujin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baraaruji. ld baraarujis.

baraaruji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Cid hurdo ka toosin. 2. Dareen iyo shucuur dad kicin.

baraarujis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baraarujin.