baradho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bataato.

bataato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed qudaarta la beerto ka mid ah oo leh bari macaan oo la cuno marka la karsho. ld baradho.