baraf-dhalaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (jool.) Dariiqadda qaadidda ama dhaqaajinta barafweynaha dhalaala amase uu ku dhaco uumibax amase barafburbur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur