baraf-durduro
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (juqr.) Cuf baraf ah oo si tartiib ah hoos ugu dhaqaaqaya waadi dhexdiis, isagoo ka soo dhaqaaqaya meesha sare ee barafku ku samaysmay una socda xagga badda, waxa jiidayana waa xoogga cufisjiidadka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

