barafoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg barafow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

barafow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday)

Macnaha:

  1. Baraf noqosho, aad u qaboobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur