barafuumaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg barafuumaysan. ld barafuumaysnaansho.

barafuumaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax barafuun marsan yahay ahaansho.

barafuumaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld barafuumaysnaan.