barakeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-keeyay, -kaysay)Macnaha:1. Wax barako u yeelid (Eebbe). 2. Cunno wax yar ka cunid. 3. Hanti yar tashiilid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0