baraqnuglaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baraqnugul. ld baraqnugeyl, baraqnuglaansho.

baraqnugul

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-glaa, glayd)

Macnaha:

  1. Qof fulay ah ama biiq ah ahaansho.

baraqnugeyl

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baraqnuglaan.

baraqnuglaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg baraqnuglow. ld baraqnuglaan.