barashada badweynada
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (juqr.) Dersidda badweynada oo ay ka mid tahay dabeecadda biyaha oo la barto dhaqaaqooda, heerkulkooda, guntooda, meesha ay ku jiifto, dhirta iyo xayawaanka, iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

