barashada cilmiyadii hore
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (taar.) Barashada su'aalaha caamka ah, laga bilaabo far qoriddii hore, iyo barashada Kirishtaannimada, sidii ay sameeyeen Yurub qarnigii 9aad ilaa kii 17aad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

