barashada foosillada

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (taar.) Sayniska ku taxalluqa noolaha ciribgo'ay, asalkiisa ha ahaado dhir ama xayawaan, oo la helo haraagoodii oo ku aasan dhadhaabaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur