barbarafow
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ro ..., m.l)
Macnaha:
- (fiis.) Heerkulka hoor iyo wejigiisa adkuhu ay noqdaan kuwo isku dheelitiran, iyagoo ku sugan cadaadis beegal ah. Heerkulkaas wixii ka hooseeya hoorku wuu barafoobaa ama adkaadaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

