barbardhicidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg barbardhac². ld barbardhac¹, barbarkadhac, barbarkadhicid, barbar.
barbardhacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld barbartan 1. B. ah: labo qof, koox ka badan oo tartan ku kala badin waayey. 2. ld barbardhicid.Labo qof, koox ama ka badan tartan ku kala badin waayid. ld barbarradhac².