barbartan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld barbardhac¹.
  2. Isku barbar dhicid; kalaggurasho; kala badin waayid.

kalaggurasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kalagguro. ld kalaggurad.

barbardhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld barbartan 1. B. ah: labo qof, koox ka badan oo tartan ku kala badin waayey. 2. ld barbardhicid.
  2. Labo qof, koox ama ka badan tartan ku kala badin waayid. ld barbarradhac².