baridhawr

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Barkin xalleefsan oo koore, kursi iwm layska xajiyo..
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur