bariggooyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:B. ah: 1. Neef ida ah oo qof dhaawac ah in lagu baaniyo loo qalo. 2. Hanti la siiyo qof la dhaawacay qaansimidda ka hor.